Garoon kubadda cagta ah oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo oo la daah furay.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Garoon cusub oo loogu talagalay in lagu ciyaaro kubada cagta islamarkaana laga hirgaliyey Xaafada Sheakh Asharoow.

Munaasabadan lagu daahfurayey ayaa waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Garoonka , Dhallinyaro, Wax garad iyo bahda Ciyaaraha.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here