Xarunta Hormarinta Haweenka oo laga hirgaliyay Deegaanka Cabdalla Biroole oo xariga laga jaray

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka maamulka Jubaland Marwo Cadar Cabdullaahi Ismaaciil ayaa Xarunta Hormarinta Haweenka ka xarig jartay Deegaanka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose.

Xarig jirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaay ururka haweenka Jubaland haweenka deegaanka odyaasha dhaqanka iyo marti sharaf kala duwan

waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here