Mid ka mid ah haweenka Baladweyne oo horumar ka sameysay dhanka ganacsiga.

0
119

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Ismahan Maxamuud Muumin Oo Kamid ah Hooyoyinka Kunool Magalada Baladweyne ayaa kuguleysatay Inay Meel Wangsan Kagarto Ganacsigeeda Iyo Hormarinta Xirfadeda Iyadoo Hada leh saaloonka Dumurka Lagu Qurxiyo Iyo Shoopinka Ay Isticmalan Rag iyo Dumarka

Ganacsiga Ayey Kasoo Bilawday Meel Hoose iyadoo Aan Wax Qibrad ah Kahaysan Ayey Meel Sare Kagartay Manta Sdkle Waxay Hada Suuqa Magalada Baladweyne kuleedahy Meel Lagu Iibiyo Shopinka Iyo Meel Lagu Qurxiyo Dumarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here