Dhismaha Wadada Garaad wiil waal ee Jigjiga oo la bilaabay

0
132

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Shacabka magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa soo dhaweeyay dhismaha wadada Garaad wiilwaal .

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashanyo maamulka Jigjiga iyo shacabka caasimada dowlad deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here