Masjidul Bukhaari oo laga dhagax dhigay magaalada Hargeysa

0
131

Baledweyne ( Radio Beerlula )- magaalada Hargeysa ayaa laga dhagax dhigay Masjidul Buqaari kaasoo ay baahi badan u qabeen bulashada.

Dhagax dhigan ayaa waxaa ka qeyb galay culumada magaalada Hargeysa odayaasha dhaqanka waxgaradka xaafadda iyo marti sharaf kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here