Olole caafimaad oo iskugu jira baaritano iyo daaweyn oo loo sameeyo barakacayaal ku nool deegaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan.

0
117

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xaruunta Tababarada caafimaadka United ee Magaalada Baladweyne ayaa olole isugu jira baaritaano, Wacyigelin iyo Daweeyn u sameeyay barakacyaasha ku nool deegaanka Ceelgaal.

Baaritaanada loo sameeyay Qoysaskaan ayaa waxa kamid ah cudurada ka dhasha Biyaha sida Shuban biyoodka ìyo Duumada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here