Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Suuqa Buulaxuubey.

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax dhigay Suuqa Buulaxuubey degmada wadajir ee magaalada muqdisho oo si Casri ah loo dhisi doono

waxa ka qeyb galay munaasabada dhagax dhiga maamulka gobolka Banaadir kan degmada wadajir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada xaafada Buulaxuubeey

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here