In ka badan 140 Macalimiin oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
143

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacadda Central oo kaashanaysa Mu’assada Sheakh Maxamed Macallin ayaa magaalada Baladweyne Tababar ku saabsan Horumarinta Iyo Xoojinta Macalliminka u qabatay Inakabadan 140 macalin oo wax ka dhiga dugsiyadda Sare.

Tababarka inta uu socday ayaa lagu qaatay Cashiro la xiriira Horumarinta Ardayda sida Diyaarinta Cashirka, Maamulka Fasalka iyo Qiimeeynta Tacliinta Ardayda.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here