Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diirada ku saareeyna Olole caafimaad oo loo sameeyay qoysas barakacyaal oo ku nool deegaanka Ceel gaal ee Magaalada Baladweyne 30-8-2025 ka.
Cabduqaadir Cumar Ibraahim


