Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ka daahfuray diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada golaha deegaanka taasi oo qeyb ka ah hergelinta doorasho qof iyo cod oo la filyo ineey dalka ka dhacdo
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, mamulka degmada xubno kamid ah gudiga dooroshooyiinka Qaranka iyo shacabka Degmada Wanlaweyn.
waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen


