Tababar ku saabsan habka diiwangelinta dad weynaha oo laga furay Guriceel

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga madaxada Banaan ee doorashooyiinka qaranka ayaa tababar magaalada Guriceel uga furay shaqaalaha ku meelgaarka ah ee guriceel ka shaqeeyn doona.

Waxaa tababarkan lagu siin doonaa casharo ku saabsan habka diiwaangelinta dadweynaha ilaalinta xogaha iyo Sharciga doorashooyinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here