Maamulka deegaanka iyo bulshada deegaanka sedax Higlo oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha masjidka deegaankaasi.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada iyo Maamulka deegaanka seddax Higlo oo codsaday in lagala qeyb qaato dhameystirka dhismaha masjidka Jaamac ee deegaankaasi

Dhismaha masjidka ayaa maraya heerarkii ugu danbeeyay waxaana si isku tashi ah ku dhisay shacabka deegaanka oo gacan ka helay umadda Muslimiinta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here