Guddiga doorashooyinka Qaranka oo cadaado ka daah furay tababar ku saabsan diwaangelinta dadweyanaha.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Ayaa maanta magaalada Cadaado ka daah-furay tababar Looqabanye shaqaalaha diiwaangelinta dadweynaha Ee dagmada Cadado

Waxa Tababarkan Goob Joog Ka’ahaa Gudoomiyaha Dagmada Cadado Iyo gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dagmada Cadado Iyo Xubanaha Looqabane Tababarka.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here