Kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka iyo Maqaamka Caasimada oo lagu qabtay Muqdisho

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa qabatay kulan ballaaran oo looga hadlayay dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka ku meel gaarka ah iyo sharciyada muhiimka u ah maqaamka caasimadda.

Kulanka waxaa ka soo qeybgalay ururro kala matalayay dhinacyada siyaasadda, arrimaha bulshada, odayaal dhaqameed, haween iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here