Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Machadka Al-Balad oo loogu talagalay in lagu barto Culuumta Shareecada Islaamka.
Daahfurka Machadka Al-Balad ayaa waxaa ka qeybgalay Xoghaya Degmada Guriceel Bashiir Maxamed Salaad (Sanka ),maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, Cuqaal iyo martisharaf kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


