Dowladda Hoose ee Degmada Badhan oo bilowday olole waddo baneeyn ah.

0
121

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda Hoose ee Degmada Badhan oo Kaashanaysa Bulshada ayaa ololo waddo furis ka Bilowday qaar kamid ah Xaafadaha aay ka goobantahay Degmada Badhan

waxa ka qeyb galay ololaha duqa degmada Badhan Cawad Cali Jaamac gudiga dhismaha wadada Badhan iyo qaar kamid ah bulshada degmada

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here