Agab xafiiseed lagu wareejiyay wasaaradda beeraha Jubbaland

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradaha beeraha iyo xanaaada Xoolaha Jubbaland ayaa agab xafiiseed kala wareegay Bangiga Adduunka.

Agabkan ayaa waxaa kamid ah Computrs Kaamirooyin qaboojiyaal iyo agabyo kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here