Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta Shaqaalaheeda oo ku kala sugan gobolada Hiiraan iyo shabellaha dhexe waxaa ay ka qaaday Imtixaanka Qiimeynta Tayadda Shaqaalaha.
Shaqaalaha ka qeybgalay imtixaanka aay 10 kamid ah ku galay hoolka wasaaradda aay ku leedahay magaalada Jowhar ah halka 14 kale oo aay uga qeybgaleen hab fogaan arag ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


