Shir ku saabsan qorshaha horumarinta Jubbaland oo laga daah furay Kismaayo

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa laga furay shirkaan oo ku saabsanaa Qorshaha Horumarinta Jubaland ee sanadaha 2025–2029 iyadoo inta uu socdo diiradda la saari doono maamul wanaagga,hanaanka dowladnimada ,dhaqaalaha iyo hormarinta bulshada.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan labada gole ee maamulka Jubaland, wasiiro, ururrada bulshada rayidka ah, ganacsato, iyo odayaasha dhaqanka,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here