Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mas’uuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Dowlaha Biyaha iyo Tamarta Galmudug ayaa mashaariicyo laga hirgilliyay ka daahfuray deegaanka Olol ee Waqooyiga Galgaduud.
Mashaariicdan ayaa dhismahooda waxa ay soo socdeen mudo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


