Munaasabad lagu xusayay dhalashada Nabigeenna Muxmamed NNKH oo lagu qabtay Baladweyne

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka bardaha ee magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo Dhalashada nabigeenna Maxamed NNKH oo sannad kasta la xuso 12 mowlid oo maanta ku beegan.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay culumaaudiin, xerta masajidka, ganacsato, waxgarad iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here