Wacyegelin ku saabsan in caruurta la geeyo goobaha waxbarashada oo laga sameeyay kaamamka Cadaado

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare ee dowlad Gobledka Galmudug ayaa Olole Wacyi Gilin Ah oo ku saabsan in caruurta lagu dhiirigeliyo waxbarashada ka saameeysay kaamamka barakacayaasha ah ee ku yaalla magaalada Cadaado.

Wacyigilintan Ayaa Waxa Goob Joog Ka’ahaaa Gudoomiyaha waxbarashada degmada Cadado ,Macalimiin Walidiin Iyo ardada Loosameynayay Wacyigilinta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here