Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Garoowe

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay quraan kariimka iyo shareecda kana aflaxay Madarsada Sh. Abdulqaadir Nuur Faarax ayaa lagu qabtay magaalada Garowe.

Munsabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay duqa magaalada maamulka Madarsada bahda dhaqtiirta macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here