Biyo dhaamin iyo agab kala duwan oo loo qeybiyay barakacayaal ku nool duleedka Baladweyne.

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo biyaha maamulka goboleedka Hirshabelle ayaa agab biyo lagu cabo gaarsiiyay deegaanada Baanyaaleey Bukuri Xagarta iyo kuwa kale oo badan kuwaasi aay ku noolyihiin qoysas badan oo barakacayaal.

Sidoo kale Wasaaradda Tamarta iyo biyaha maamulka Hirshabelle ayaa qoysaskaasi gaarsiisay deeq biyo ah oo ay aad ugu baahnayeen

waxa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here