Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameeysatay Dugsiga Dhexe oo lagu qabtay Badhan.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay araday dhameeysatay Dugsiga Dhexe islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Bright.

Munaasabadaan ayaa waxaa k qeybgalay Maamulka Dugsiga, Bahda waxbarashada, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here