Tababar ku saabsan Horumarinta Aqoonta oo lagu soo gaba gabeeyay Jigjiga

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska Currinta iyo Tiknoolojiyada maamulka dowlad degaanka soomalida itoobiya ayaa tababar u soo xiray 25 arday oo laga soo kala xulay dugsiyada magaalada Jigjiga.

Ujeedka tababarkan ayaa ahay in la ogaado heerka aqoonta ardayda si kuwa kaalimaha hore galay ay u helaan waxbarsho dibada ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here