Olole lagu daweeynayo dadka ka xanuunsan Dhimirka oo laga bilaabay Cadaado.

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Cusbitaalka Dhimirka Dr.Xabeeb ee Magaalada Cadaado ayaa bilaabay Olole Caafimaad oo lagu daweeynayo dadka qaba Xannuunada Dhimirka.

Ololahaan ayaa waxaa lagu daweeyn doonaa Bukaano badan oo qaba Xanuunada Dhimirka islamarkaana ku nool Gobollada Dhexe Dalka.

Warbixintan waxaa soo jedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here