Tartan kubadda cagta ah oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa lagu qabtay kulan kubada cagta kaasoo ay soo qaban qaabiyeen hay,ada Ifraah Foundition iyo hay,ada UNFPA.

Waxaa madasha daahfurka Joogay maamulka degmada Dhuusamareeb iyo Xiriirka Kubada cagta Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here