Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir oo uu wehliyo gudoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulkaasi ayaa degmada Deyniile ka dhagax-dhigay 8-Wado oo lasaarayo interloog kuwaasi oo la filayo ineey kaalin kaqaataan bilicda magaalada Muqdisho
Dhismaha wadooyinkan ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka Banaadir iyo shacabka degmada deeyniile.
Waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim


