Arday fursado waxbarash oo lacag la’aan ah ka helay jaamacadda Green hope ee Baladweyne.

0
144

Baledweyne ( Radio Beerlula )- In ka badan 20 arday oo sannadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay jaamacadda Green Hope faraceeda magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Ardaydan ayaa dhigan doonaa Kulliyadaha Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Kulliyadaaha kale ee ka baxa Jaamacadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here