Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Saleebaan ayaa bulshada gobolkaasi ugu baaqay ineey ka digtonadaan ablikeeshano lagu dhacay lacago kuwaasi oo ay saameyn kala kulmeen dad badan oo ku nool Somaliland .
Aplicationadan ayaa qofka marka uu dhikto lacag waxaa uu ka helayay faa-ido joogto ah iyadoo marka dad badan aay kusoo biireen la qaatay dhamaan lacagihii la dhiktay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar ibraahim


