Ololaha wacyigelinta horumarinta waxbarashada oo laga sameeyay xeryaha barakacayaasha Galkacyo

0
116

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ka daahfurtay olole ballaaran oo wacyigelineed oo ku saabsan horumarinta waxbarashada caruurta.

Ololahan ayaa si gaar ah looga bilaabay goobaha barakacayaasha, halkaas oo ay ku nool yihiin caruur da’dii waxbarasho gaartay balse aan haysan awood ay iskuulada ku aadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here