Baledweyne ( Radio Beerlula )- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xariga ka jaray laamiga Buundooyinka ee Via Moscow ee magaalada Muqdisho kasoo ay hirgalisay doowlad hoose ee xamar
Munaasibadan Xarig Jarka Ah ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Agaasimayasha Gobolka Banaadir maamulka degmooyinka waabari iyo xamar jajab iyo boqolaal dadweeyne ah.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


