Baledweyne ( Radio Beerlula )- Madaxweynaha Dowlad Gobleedka KGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha degmada Buur Hakaba
Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan KGS madax dhaqameedyo, culimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Buur Hakaba .
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


