Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 6 gabdho oo shaqo la’aan ahaa ayaa fursado shaqo ka helay maqaayadda Rays Coffee oo ay Baladweyne ka hergeliyeen haween wax bartay oo ku nool magaalada.
Gabdhaha fursadaha shaqo loo abuuray ayaa maqaayadda ka qabto shaqooyin kala duwan kuwaasi oo aay inta badan qaba jireen ragga .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


