Deegaanka laasa-cadale oo laga sameyay olole waalidiinta loogu wacyigelinayo in caruurta la geeyo iskuullada.

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada maamul Goboleedka Galmudug ayaa kulan looga hadlayay kor u qaadista Waxbaridda Caruurta la qaatay bulshada deegaanka Laasa-cadale oo hoostaga degmada Gaalkacyo.

Kulaankan ayaa si gaar ah looga hadalay sidii ay waxbarsho u heli lahayen caruur da’dii waxbarasho gaartay balse aan haysan awood ay iskuulada ku aadaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here