Shir looga hadlayay arimaha dowladaha hoose ee Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG maamulka Jubaland ayaa lagu qabtay shir kusaaban madasha isku dabaridka howlaha dowladaha hoose.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay dowladaha Hoose ee degmooyinka Jubaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here