Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah Magaalada Jannaale ee gobolka Shabellada Hoose ka daahfuray ololaha kaarka diiwaangelinta Doorashada qof iyo codka ah.
Daahfurka diiwaangelinta Dadweynaha waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Jannaale, Madax ka socotay Dooroshooyiinka Qaranka , Odayaal , Haween iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


