Arday ka qalinjibisay jaamacada Camuud oo munaasabad loogu qabtay Boorama

0
103

in kabada “1,00 arday oo dhameeysey heerarka kaladuwan ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Camuud ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Boorama

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here