Kulan ciyaareed lagu maamusayay joojinta Gudniinka Fircooniga oo lagu qabtay Kismaayo

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismayo ayaa lagu qabtay kulan kubada cagta kaasoo ay soo qaban qaabiyeen hay,ada Ifraah Foundition iyo hay,ada UNFPA.

Waxaa madasha daahfurka Joogay maamulka degmada kismaayo iyo Xiriirka Kubada cagta kismaayo .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here