Maamulka Xaafadda Kulmis oo olole nadaafadeed ka sameeyay goobaha muhiimka ah ee magaalada Jowhar.

0
119

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo shacabka xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar ayaa wadooyinka xaafada kasameeyay olole nadaafadeed.

Intii uu socday ololahan ayaa qasshin badan looga saaray xaafada kulmis ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here