Shirka ku saabsan iskaashiga booliska iyo bulshada oo oo lagu qabtay Kismaayo

0
108

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Amniga Mamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Kulanka  guddiga iskaashiga booliska iyo bulshada

Kulankan Ayaa waxa Ka qeyb Galay Agaasimaha Guud Ee wasaarada amniga Maamulka Jubaland Xareed Kaleys Cabdi shaqalaha wasaarada iyo  saraakiasha Booliska  Iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here