Masjid loogu tala galay in lagu cibaadeeysto oo laga dhagax-dhiggay degmada Wadajir

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafada Xalane Dagmada Wadajir Ee Gobolka banadir Ayaa Manta waxa Laga Dhagax Dhigay masjidka Ducaale Ka’oo Ay Kucibadeysan Donan Dadyowga Kunool Gudaha Dagmadaasi.

Dhagax Dhiga Masjidkan Ayaa waxa kasoo Qeyb Galay Culuma’u Diin Odyaal Dhaqameed iyo Dadka Kunool Dagmada Wada Jir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here