Iskuul laga hergeliyay degmada Berdaale oo xariga laga jaray

0
86

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulaahi Xaaji Xasan ayaa xariga ka jaray iskuulka sare ee degmada Berdaale ee gobolka Baay

waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiin katirsan gobolka baay maamulka degmada Berdaale iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here