Barakacyaal ku nool duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

0
109

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Horumuud qaybta Caafimaadka ayaa Olole Caafimaad oo isugu jiray Daaweeyn iyo Wacyigelin u sameeyay Barakacyaal ku nool Kaam Qaboobe islamarkaana ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne.

Ololahaan Caafimaad ayaa waxaa ka faa’idaystay Qoys danyar oo isugu jiray Haween, Odayaal iyo Caruur kuwaasi oo loo sameey baaritaano iyagoo la siiyay Daawooyiin aas aasi u ah adeegyada Caafimaadka.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here