Maxkamadda rayidka gobolka Hiiraan oo go’aan ka soo saartay dhul bereed la isku heystay.

0
143

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayaa dhul beereed ku yaalla deegaanka Deefow ku wareejisay Cumar Cabdi Salaad oo horay loogu heystay kana wareejisay Cabdi Xaashi Warsame kasoo in mudo ah hayay dhul beerdkan

Dhulkan oo ka kooban 400 oo tacab ayaa mudo dheer ka maqanaa milkiilahii lahay isagoo hada ay u suuro gashay in dib oo u helo

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here