Haween badan oo ku nool Baladweyne oo fahmay faaidada ganacsi ee Hilibka xoolaha.

0
104

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka Xoolaha Noocyadiis kala duwan.

haweenkan ayaa iibiya hilibka Lo’da, Ariga, Iyo Geela waxa ayna lacagta ay kahelaan kumareeyan noloshooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here