Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haya’ddda u diyaar garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka maamulka Soomaaliland ayaa inkabadan 400 qoys deeq raashiin ugu qaybisay degmadda Qorilugud.
Deeqdaan ayaa ka koobneed Bariis, Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.
Warkan Waxaa inoo Haya Bilaal Daahir Waaneey.


