Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula

0
53
Baledweyne ( Radio Beerlula )- Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Beerlula todobaadkaan waxaan diirada ku saareeynaa Olole Caafimaad oo isugu jiray Daaweeyn iyo Wacyigelin oo loo sameeyay Barakacyaasha ku nool kaamka Qaboobe ee ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne 13-9-2025 ka.
Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here