Barnaamijka Marwo Caafimaad oo laga daah furay magaalada Kismaayo.

0
88

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Goboleedka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay tababarka marwo caafimaad, waxaana ka faa’iideysanaya 45 haween ah oo laga soo xulay magaalada

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ahna Madaxa Mashruuca “Marwo Caafimaad,” Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Jubbada Hoose, iyo 45 haween loo xushay barnaamijka.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here